Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Hanafy El Gebaly (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdigiisa ayaa Xarunta Baarlamaanka Magalada Qaahira kulan laba geesood ah kula yeeshay dhigiisa dalka Masar Mudane Dr. Hanafy El Gebaly. Kulanka oo muhiim u ah labada baarlamaan ee Soomaaliya iyo Masar ayaa looga wada hadlay xoojinta xirirka dheer ee ka dhaxeeya … Continue reading Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Hanafy El Gebaly (Sawirro)